Nala soo xiriir

Waxaanu joognaa Föreningscenter, Nobelvägen 21 ee Malmö. Lookaalka waa mid siyaalo kala duwan loogu habeeyay in dad badani heli karaan oo isticmaali karaan, laakiin waxaan soo dhawaynaynaa inaad nala soo xiriirto inta aadan imaan oo noo soo sheegto baahiyahaaga. Waxaanu ka shaqaynaa goob barafuunka ka caagan, taas oo macnaheedu tahay ma isticmaalno udgoon aad u xoog badan, waxaanu mudnaanta siinaa nadaafadda iyo waxyaabaha wax lagu nadiifiyo oo aan ur lahayn Waxaanu rabnaa in qofka na soo booqnayaa aanu isticmaalin barafuun ama wax aad u dgoon, haddii aad qabtid wax xasaasiyad ah oo u baahan in tixgelin la siiyo, fadlan nala soo socodsii!   

Sidee ayaad nagu heleysaa annaga?   

Waxaanu ku naalaa Södervärn ee Malmö, dhanka kale ee Komvuxka.   

Nala soo xidhiidh haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sidii aad noogu iman lahayd ama haddii aanad na heli karin:   

Ring, SMS och WhatsApp:  076 111 56 39  

Facebook och Messenger: @olikamenlika   

Instagram: olika.men.lika

Mónica Gallego – Projektledare/hogaamiyaha mashruuca: monica.gallego@abf.se  

Sylwia Gozdek – Deltagarstödsansvarig/masuulka taageerada ka qayb qaatayaasha: sylwia.gozdek@abf.se  

Sofia Quiroga – Flerspråkighetsansvarig/mas’uulka mashruuca ”luuqado badan”: sofia.quiroga@abf.se

Skip to content